CCPU Provider Communication and Demographic Survey

Waad ku mahadsan tahay inaad ka qaybqaadato ra'yi uruurinteena. Jawaabaha aad bixiso waxay naga caawin doonaan inaan si wanaagsan u fahano oo aan kaa caawino baahiyaha aad qabto daryeel-bixiye ahaan. Ra'yi uruurintan waan inay qaadato 10 daqiiqo si loo dhammaystiro. Macluumaadka la ururiyo oo dhan waxay ahaan doonaan kuwo sir ah.










Fadlan ku qiimee hababka aad doorbidayso in lagugula soo xiriiro addoo isticmaalaya cabbirka hoos ku qoran:
Marna Dhif Mararka qaarkood Badanaa Had iyo jeer





Maalinta/toddobaadka caadiga ah baraha bulshada kuwee ayaa ka booqataa?
Marna In ka yar hal mar todobaadkii 1-2 jeer toddobaadkii 3-4 jeer toddobaadkii Maalin walba Dhowr jeer maalintii